Admission أرشيف القائمة البريدية
تصفح الأرشيف
Mudane/ Marwo. Waa fariin kaso [...]
بواسطة
        
            Students Affairs
        
        
        
    
        
        Mudane/ Marwo.
Waa fariin kasocota  Accord University . Waa  jaamacad bixisa wax barashada heerka 2aad ee Master Degree ayaa waxeey kuugu talagashay Accord University Master Degree Programs oo Scholarship ah.
 Si aad uga faa'iideeystaan adiga iyo saaxibadaa fursadaan waxbarasho idinka oo jooga dalkiina hooyo kusoo dhawaada Accord University.
Wixii faah faahin ah nagala soo xiriir Numbarada kala ah:
614896065/614896066
Mahadsanid